Hanbalyo Arooska Xoghayihi Mashaaricda Bahda Murrtimaal... Dhammaan Xubnaha Ururka Hidaha, Dhaqanka iyo Dhallinyarada Somaliland ee Murtimaal Waxay Hanbalyo u dirayaan Xoghayihii Uqaabilsanaa xagga Mashaaricda ururka Murtimaal Mrudane...
Siday u Madowdahay uma rajo Xuma! Quruxdu waa mid ka mid ah waxyaabaha aadamigu ku kala aragti duwan yahay,waase runtii wax aad loo wada jecel yahay.erayga quruxna waxaan filayaa in uu yahay mid miisan ku...
GARGAARA: Maanso cusub oo ku saabsan Hooyada GARGAARA: Maanso cusub oo ku saabsan Hooyada
Waxaa Curiye: Axmed Moxamed Faarax (Badeed)
Maansadan gargaara waa maanso ka hadlaysa waanaga iyo abaalka hooyo ee aan cidina...
Hadal run kama raysto!
W/Q: Axmed Iid Aadan
Siyaasaddu, marka loo eego nolosha dadka, waa wax kolba heer taagan oo aan meel keliya loogu hagaagi karin. Waa wax bulshooyinka adduunku ay si...
War saxaafadeed Ururka hiddaha dhaqanka iyo dhalinyarada... Iyadoo laga duulayo habsami u socoshada, iyo shaqo wanaaga loo hayo sidii loo horumarin lahaa, dhaqanka , suugaanta iyo hidda raaca somalida, ayaa ururka murtimaal oo u taagan,...
Dhalinyarooy idinkuu Waddanku idinka dhur sugayaa! Ummadd kastaaba waxay leedahay madal iyo meel laga maamuuso dhaqankeeda iyo jiritaankeeda, haddaanay taasi jirin waxaa suurogal ah -walibana hubaal ah- inay noqoto ummad habawsan...
Madasha Suugaanta iyo Khadar Hassan Adan Xaad Khadar Hassan Adan waa gabayaa da'yar oo gabayadiisu aad u muc dheer yihiin, khadar oo sidoo kale loo yaqaan (khadar the genie) waxa uu tiriyay gabayo badan ka waramaya isbadalka...
hees cusub oo uu tiriyay Abwaan C/rahmaan Ibraahim... Halkan ka dhagayso hees cusub oo uu tiriyay Abwaan C/rahmaan Ibraahim Abees, waxana laxamka saaray Qoomaal, Music-gii maxamed Karaama, codadkii Macaanee ee Qoomaal iyo Nimco...
Maamulitaanka wakhtiga Waxaa mahad iska Ilaaha uumay ee unkay khalqiga kiisa xun iyo kiisa wanaagsan, Ilaaha ay nimcadiisa ku dhamaadaan wanaagyadu waxaa kaloo ammaan iyo sharaf u sugnaatay macallinkayagii,...
Madasha Murtimaal iyo Khadar Gaas
Abwaan Maxamed Cabdi Tahir. Oo loo yaqaano gaas waxa uu dhashay gugii dhiiladu wadanka soo hadhaynaysay, waa gu intay jabhaddii SNM is abaabushay dagaal faraha laga gubtay...











